Meydka haweeney labo cisho la weysanaa oo laga helay xaafad ka tirsan Baydhabo

Meydka haweeney Magaceeda lagu sheegay Aamino Maxamed Malaaq ayaa laga helay xaafad ka tirsan magaalada Baydhabo ka dib markii muddo labo cisho ah la weysanaa. Laamaha amaanka Koonfur galbeed ayaa haweeneyda meydkeeda ka soo saaray meel musqul ah oo ku dhex taalla guri Jiingad ka sameysan iyadoo garbaduub u xiran. Haweeneydan oo ka tirsaneyd ganacsatada … Continue reading Meydka haweeney labo cisho la weysanaa oo laga helay xaafad ka tirsan Baydhabo